• Webbplats för Takk för språket

     

     

    Besök våra finansiärer:

     

     

     

Waa salaaman tahay

{mp3}webbintro_somaliska{/mp3}

Ku soo-dhowoow Ururka dhaqamada M.i.m!
Hawlgalkayga wuxuu ku salaysan yahay in dadyoowga dhaqamada kala duwan ay hanti u yihiin dugsiyada, suuqa shaqada iyo bulshadayda.

Macnaha M.i.m waxaa weeyaan bartamaha kulanka xiriir dhaqameedyada.
Waxaanu nahay urur-dhaqameed oo ganacsasho shaqo ku lahayn, ammuuraha kala duwanaanshada ayaan u hawlgalna.
M.i.m wuxuu hawlgal ahaan u adeegsada riwaayad.

Waxaan soo jeedina khudbooyin, qorsheyna shirar waawayn iyo maamulna mashruucyo.
Ujeedada hawlgalkayga waxay tahay sare u qaadka sidii dadyoow dhaqamo kala duwan ka yimi ay isugu soo-dhowaan lahaayeen.

Register to read more...

FAMN / FlerTAKK

Ku soo dhowow warbarashada ehelka ee FAMN, Vt. 2014.

Ku soo dhowow warbarashada shaqaalaha ee Fler-TAKK - guga 2014, wada shaqeyn ka dhaxeysa mashruuca TAKK för Språket iyo xarunta horumarinta iskuulka (Center för Skolutveckling).

Hadafka iyo ujeedada MIM Vision

Ujeedada

M.i.m waxay ka shaqeeysaa sidii loo heli lahaay mujtamac ku dhisan demoqoradiyada iyo nabdad taas oo lagu xaqiijinayo is dhaxgal dhab ah ama isla la kulan

Register to read more...

Koox waalidiinta

Ku soo dhowoow koox waalidiinta xaggiisa ururka m.i.m!

Dayrta soo socota 2014 kooxska waalidiinta si aad lalakulmo gudaha urur lookaal, xagga Lillatorpsgatan 10, soo socda maalinta

Register to read more...

Följ oss

  •  

Frågor och synpunkter

E-post:
Ämne:
Text:
En enkel fråga för att undvika spam: Hur många ben har en ko? (Svara med en siffra.)

Översätt

English French German Italian Portuguese Russian Spanish